Featured

GABAGABAYNTA IYO DIB UFIIRINTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND.

DIB UFIIRINTA IYO GABA-GABAYNTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND. Garowe: 09 August 2023: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed Ayaa daah-furay Shirka Gaba-gabaynta iyo wax ka badalka xeerka Argagixisada Puntland. Kulankaan Waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalladda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga,Xeer-illaaliyaha Ciidanka qalabka […]

Featured

WASAARADDA CADAALADA AYAA TABABAR UQABATAY XIFRADLAYAASHA CAAFIMADKA PUNTLAND

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland Drs Maryan Mohamed Abdshir oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda Daryeelka Wasaaradda Cadaaladda Ismaciil Xaaji Cabdi, oo kaa shanaya Wasaaradda Caafimadka ayaa maanta Daahfuray Tababar socon doona mudo labo Cisho ah Tababarkan Ayaa looqabtay Xirfadlayaasha ka howl gala Goobaha Caafimadka Dhakhaatirta iyo MCH yada. […]

Featured News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Kulan la yeelatay Qaybaha Kaladuwan ee Culimada Puntland

waxaa maanta hoolka shirarka ee wasaaradda cadaaladda puntland lagu qabtay kulan balaaran oo looga dan lahaa sidii wax la isaga waydiin lahaa u diyaar garowga bisha barakaysan ee ramadaanka ugu horayn waxaa shirka furay wasiirka wasaaradda cadaaladda puntland mudane cawil sheekh xaamud, wasiirka ayaa ku dheeraaday muhiimada ay bishaan leedahay sidoo kale waxa uu sheegay […]

Featured MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland Oo Ku Qabatay Xarunta Wasaaradda shirkii billaha ahaa ee Daneeyayaasha Cadaaladda

Wasaaradda Cadaaladda Puntland iyada oo ka duulaysa tayaynta Cadaaladda Puntland ayaa waxa ay dib u bilowday shirarkii ay isugu imaanayeen hay’adaha ka shaqeeya cadaaladda. Kulanka ayaa ah mid ay isugu yimaadeen dhamaan danee-yayaasha Cadaaladda sida Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah. sidoo kale waxaa shirka goob joog ka ahaa Hay’adaha Puntland u qaabilsan Cadaaladda […]

Featured MEDIA News Somali News

Madaxa Hay’adda EUCAB Puntland oo kulan la qaatay Wasiir Kuxigaynka Wasaaradda Cadaaladda Puntland

waxaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe Wefdi uu   hoggaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda EUCAB  Puntland Mudane Dariusz Sielicki Mr Dariusz Sielicki  Madaxa ugu Sareeya EUCAB Puntland ayaa bogaadiyay shaqada ay hayso  wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Wasaaradda Cadaaladda iyo […]

Featured MEDIA News Somali News

Madaxa UNDP oo kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland

Wefdi uu   hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe. Mr Sayed Sahibzada Madaxa ugu Sareeya UNDP Puntland ayaa bogaadiyay Wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamid Maxamed. […]

Featured MEDIA News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kulan looga hadlayay sidii loo ga hortagi lahaa dambiyada kufsiga ku qabatay xarunta wasaaradda

Wasaarada Cadaaladda Puntland ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay soo afjaridda tacadiyadda loo geysto haweenka gaar ahaan Kufsiga. Wasaaradda ayaa iyadoo arintaas ma duulaysa waxay sheegtay in maanta ay isugu yeertay Culimada Iyo Dhakhaatirta Puntland si ay dood uga yeeshaan kufsiga iyo ciqaabta uu mutaysan karo qofkii kufsi sameeya iyo haday jiraan eedo labada […]

Featured MEDIA News

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka qayb galay kulan looga hadlayay tayaynta hay’adaha Cadaaladda Puntland

Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Mr. Ahmed Karaash ayaa maanta isugu yeeray shir ay kasoo qayb galeen Madaxtooyada, Wasaarada Cadaalada, Maxkamadaha, amniga, poliska iyo hay’ada danbi baarista. Shirku wuxuu ku saabsanaa sidii loo wada shaqayn lahaa loona dardar gelin lahaa danbiyada gacanta lagu hayo ciqaabkooda. Madaxweyne ku xigeenka ayaa ku amaray laamaha shirka […]

Featured MEDIA News

Wasiirka Cadaaladda Puntland mudane Cawil Shiikh Xaamud oo Tababar u furay ciidanka Asluubta Puntland

Wasiirka Cadaalada ee dawlada Puntland ayaa furay tababar la siinaayey ciidanka Asluubta oo ka kala yimi Gobolada Somaliya tababarkaa oo ay bixineesay haya’ada UNODC. waxuu wasiirkuku dhiiri geliyey ciidanka asluubta oo tababarka qaadanaayey inay ilaaliyaan xuquuqda Maxaabistu leeyihiin iyo inaan la jirdilin, la aflagaadayn amaba wax cay ah loo gaysan oo aysan u qadan hadii […]

Featured MEDIA News

Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka qayb galay kulan lala qaatay madax ka socotay Hay’adda ICRC (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud, ayaa kala qayb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash  kulan muhiim ah oo ay la qaateen saraakiil ka socda hay’adda ICRC oo ay hogaaminayso Madaxa ugu sareeya Africa Miss. Patricia Danzi. Saraakiishan ka socda hay’adda IRC ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxa ICRC Soomaaliya […]

Featured MEDIA News

Wasiirka iyo Wasiir ku-xigaynka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Xilka La Wareegay

Wasiirkii hore Mudane Saalax Xabiib Jaamac iyo kuxigeenkiisii Dr Cabdifataax ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Mudane Cawil Sheekh Xaamud iyo ku xigeenkiisa Dr Maxamed Cali Faarax. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Saalax Xabiib oo hadal kooban ka jeediyay madasha ayaa soo bandhigay waxqabadkii mudada uu xilka hayay isagoo u mahadceliyay madaxdii iyo shaqaalihii […]

Featured News

WASIIRKA CADAALADDA PUNTLAND OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY AYAA SI KULUL OGA HADLAY ARRIMAHA XAJKA

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib socdaal uu kaga soo noqday dalalka Mareykanka,Turkiga, Kenya iyo Masar wuxuu si adag uga hadlay muranka ka taagan qiimaha qaaliga ee shacabka Soomaalidu ku tagaan Xajka.   Wasiir Xabiib ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya inay […]