Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary), kaas oo ay soo qababisay,Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta. Fulinta iyo dhaqan galinta barnaamijka Nootayada Danabeysan ee E-Notary oo ay si wadajir ah isaga kaashanayaan labada Wasaaradood ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Wasaaradda Maaliyadda ee […]
Somali News
Maanta oo taariikhdu tahay 24-05-2025 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland
Maanta oo taariikhdu tahay 24-05-2025 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland,ka qabsoomay Tababar kusaabsan Nootaayooyinka dadweynaha Puntland gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Garowe. Tababarkaan ayaa ku saabsanaa barnaamijka cusub ee E-notary (Nootaayada danabaysan) kaas oo Wasaaraddu muddo ku howlaneed dhismihiisa. Barnaamijkaan ayaa ah qaab casri ah oo looga […]
MADAXWAYNE KUXIGEENKA OO KORMEER SHAQO KU YIMI WASAARADDA CADALADDA, DASTUURKA ARRIMAHA, DIINTA IYO DHAQANCELINTA, DOWLADDA PUNTLNAD
Garoowe: 22-May-2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kormeer shaqo ku yimi xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta, iyo Dhaqancelinta, Dawladda Puntland, oo ay kusoo dhoweeyeen masuuliyiinta Wasaaradda, isagoo booqday xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta, Maxamed Abdiwahaab Axmed, ayaa Madaxwaynaha kusoo dhoweysay […]
wasiirak Wasaarada cadaaladda iyo Arrimaha Diinta oo safar shaqo ku jooga magaaladda Boosaaso ayaa maanta waxaan uu kormeer shaqo ku tagay xarunta Garsoorka Gobalka Bari,sidoo kale wax uu kulan halkaas kula qaatay madaxda Garsoorka Gobalka Bari, Degmada Bosaso, xeer ilaalinta Gobalka iyo garsoorayaasha kala duwan ee Gobalka iyo Degmada.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha, Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda, Puntland, Mudane Mohamed Abdiwahaab Axmed,oo safar shaqo ku jooga magaaladda Boosaaso ayaa maanta waxaan uu kormeer shaqo ku tagay xarunta Garsoorka Gobalka Bari,sidoo kale wax uu kulan halkaas kula qaatay madaxda Garsoorka Gobalka Bari, Degmada Bosaso, xeer ilaalinta Gobalka iyo garsoorayaasha kala duwan ee Gobalka iyo […]
Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso.
Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso. Shirkaan oo uu daahfurey Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Puntland Maxamed Baari Shire ayaa waxaa ka soo qayb galey masuuliyiinta ka socda Golaha wakiilada Puntland, madaxda Wasaaradda Cadaaladda, hay’adaha Caddaaladda, garsoorka, amniga iyo Culumada Diinta ayaa looga hadlayaa sidii loo dhaqan-galin […]
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland.
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen dhammaan Hay’adaha Caddaaladda, Garsoorka iyo amniga Puntland, maxkamadaha, ciiddamada, Booliska, Asluubta, garsoor dhaqameedka, culumada Diinta, maamulka […]
Khuburo ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo uu weheliyo Isuduwaha Wasaaradda Cadaladda ee Gobolka karkaa,ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Daraawiishta Xor_goble Puntland ee Degmada Qardho.
Khuburo ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo uu weheliyo Isuduwaha Wasaaradda Cadaladda ee Gobolka karkaa,ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Daraawiishta Xor_goble Puntland ee Degmada Qardho. waxaana xarunta kuliyadda Tababaradda Xor_goble ee Degmada Qardho ku soo dhaweeyey Taliyaha Kuliyada Ciidanka Daraawiishta. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Karkaar iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka […]
Wafti ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo isugu jiray Agaasimiyaal iyo lataliyaal, ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Booliska Puntland ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari
Wafti ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo isugu jiray Agaasimiyaal iyo lataliyaal, ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Booliska Puntland ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari Saraakiishaan waxaa xarunta kuliyadda Tababaradda Soomaaliyeed ee Degmada Carmo ku soo dhaweeyey Taliyaha Kuliyada Booliska General Muuse Xasaasi iyo hogaanada kala duwan ee kuliyada. […]
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii.
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii. Wasaaraddu markey latashi badan lasameysey Culumada iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda, waxaa la go’aamiyey in Salaadii roob doonta lagu badalo Salaad Shukri, laguna tukado Masaajidka, meelaha aan wali roobku ka di’in in salaadda […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, Golaha Wakiillada Puntland oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha,Golaha Wakiillada mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid,,Golaha Xukuumadda Puntland
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, Golaha Wakiillada Puntland oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha,Golaha Wakiillada mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid,,Golaha Xukuumadda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe,Saraakiisha Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland,Culimaa’udiinka,Haweenka iyo bulshada qabaheeda kala duwan ayaa maanta Salaadii Ciidul firiga ku oogay Garoonka kubada cagta mire awaare ee Caasimada DPL ee Garoowe. […]
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta
Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland, waxay shaacinaysaa jadwalka aadaanka salaadaha oo ay wasaaraddu diyaarisay, jadwalkan ayaa dhigaya waqtiyada aadaanka salaadaha bisha Ramadaan Gobolada Puntland. Haddaba, waxay wasaaraddu faraysaa mu’adiniinta,culumada iyo mu’asasooyinka ay isticmaalaan sidoo kalana baahiyaan jadwalkan. hoose ka Akhriso jadwalka,https://www.facebook.com/share/p/1FV9M5XJXj/
Hambalyo Hambalyo Ramadan Mubarak.
Bahda Wasaaradda, Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo ay u horeeyaan madaxda Wasaaradda waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabweynaha Reer Puntland oo ay ugu bishaaraynayaan dhalasha bisha barakaysan ee Ramadaan. Hambalyo kadib, madaama ay tahay bil cibaado waxaa laga rabaa ummada muslimka ah ee soomaliyeed inay ku […]
Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta ayaa xarunta dhexe ku qabatay kulan looga hadlayey u diyaar garoowga iyo soo dhaweynta dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
27/02/2025 Garoowe Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta ayaa xarunta dhexe ku qabatay kulan looga hadlayey u diyaar garoowga iyo soo dhaweynta dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Kulanka waxaa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Maxamed Abdiwahaab Axmed iyadoo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda […]
GUDDIGA DIB U EEGISTA XEERARKA WASAARADDA CADAALLADDA DOWLADDA PUNTLAND.
#Garowe: Wasiiru dowlaha wasaaradda CadaaLladda’ Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta dowladda Puntland mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliso Agaasimaha guud ee Wasaaradda Drs Maryan Mohamed Abdshir ayaa Kulan la qaatay guddiga dib u eegista xeerarka iyo siyaasadaha ay soo gudbiyaan hay’adaha dawladda. Kulankaas waxuu daarnaa In db u eegis lagu sameeyo Xeerka Xabsiyada […]
DIB UFIIRINTA IYO GABA-GABAYNTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND.
DIB UFIIRINTA IYO GABA-GABAYNTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND. Garowe: 09 August 2023: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed Ayaa daah-furay Shirka Gaba-gabaynta iyo wax ka badalka xeerka Argagixisada Puntland. Kulankaan Waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalladda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga,Xeer-illaaliyaha […]
Joojinta Garaaca Caruurta
#Garowe: Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland ayaa wada Siyaasada ka hortaga iyo ciribtirka Garaacida Caruurta loogaysto iyo Xadgudubyada ka dhanka ah Caruurto oo Maskaxdooda Waxyeelo u gaysta. Agaasimaha guud ee wasaaradda drs maryan maxamed Abshir ayaa soo xirtay Tababarkaan oo socday Labo Bari. Baahinta: Xafiiska Warfaafinta iyo wacyi-galinta Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta […]
Xarunta Garsoorka Puntland oo Xariga laga Jaray.
#Garowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Ay Weheliyaan Wasiirka wasaaradda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed, Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Xeer-illaaliyaha guud ee Dowladda Puntland iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Garsoorka Puntland oo Si Casri ah loo dhisay. Dhismaha xaruntaan oo ka Mid ah Dadaalada Ay Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta […]
Wasaaradda oo joojisay Nootaayooyinka loo sameeyo suuq xirka sharci darrada ah.
Wasaaradda oo joojisay Nootaayooyinka loo sameeyo suuq xirka sharci darrada ah.
#Garowe: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed ayaa kulan La qaatay Xubnaha Bahda Cadaalladda Puntland oo Tababar ugu soo dhammaaday Magaalada Garowe. Wasiirka ayaa Ku bogaadshay shaqada ay Dadkooda u hayaan sidoo kalana Faray In ay Cadaalladda iyo Dhex dhaxaadnimada dhowraan ayna Xoojiyaan wada shaqaynta Bahda Cadaalladda Puntland. Baahinta: […]














