#Garowe: Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Dawladda Puntland Ayaa magaalada Gaalkacyo tababar uga furtay garsoor dhaqameedka.

Related Articles
Gollaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Cod aqlabiyad ah ku Meel-mariyay Xeerka Kufsiga.
Posted on Author admin
Xubnaha Gollaha wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka kufsiga, kaasi oo gollaha ay u soo gubiyeen wasaaradda cadaalada iyo diinta ee Puntland. Kalfadhiga maanta oo ay soo xaadireen in kabadan 40 mudane oo ka mid ah 66 xildhibaan ee golluhu uu ka kooban yahay , ayaa ka hor intii aysan […]

