Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac oo maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib socdaal uu kaga soo noqday dalalka Mareykanka,Turkiga, Kenya iyo Masar wuxuu si adag uga hadlay muranka ka taagan qiimaha qaaliga ee shacabka Soomaalidu ku tagaan Xajka. Wasiir Xabiib ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya inay […]
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Dr Abdifataax Xasan Xuseen ayaa tababar ku saabsan tarbiyada abadka usoo xiray macllimiinta dugsiyada Quraanka. Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda waxaana fulinaayay mu’assasada Alminhaaj faraceeda Boosaaso. Wasiirka ku xigeenka ayaa barayaasha Quraanka ooga digay in ay ubadka ka ilaaliyaan waxyaabaha ka fogayn […]
Xubnaha Gollaha wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka kufsiga, kaasi oo gollaha ay u soo gubiyeen wasaaradda cadaalada iyo diinta ee Puntland. Kalfadhiga maanta oo ay soo xaadireen in kabadan 40 mudane oo ka mid ah 66 xildhibaan ee golluhu uu ka kooban yahay , ayaa ka hor intii aysan […]