Skip to content
  • Home
  • About Us
    • The MOJRACR Mandate
    • Ministry Structure
  • Departments
    • Director General
    • Religious Affairs
    • Judicial Affairs and Alternative Dispute Resolution
    • Legal Formulation Reform
    • Constitutional Affairs
    • Corrections
    • Access to Justice
    • Gender and Human Rights
    • Finance and Administration
    • Policy Planning, and Monitoring and Evaluation
  • PROGRAMS & SERVICE
    • ADR program
    • Justice for Children
    • Somali joint justice
    • iftar and eid program
    • legal aid and mobile court
    • registration and record service
  • RULES
    • Xeerarka Puntland
    • Puntland Laws
    • ORDERS
    • Somali Federal Laws
  • MEDIA
    • News
    • PRESS RELEASES
    • SPEACHES
    • VIDEO
  • PUBLICATIONS
    • ANNOUNCEMENTS
    • MOJ REPORTS
    • INSTRUCTIONS
    • POLOCIES
    • NATIONAL REPORTS
    • REGIONAL REPORTS
    • UN REPORTS
    • OTHER DOCUMENTS
  • webmail
  • Contact Us
Featured

Wasaaradda oo joojisay Nootaayooyinka loo sameeyo suuq xirka sharci darrada ah.

Posted on 29th April 2023 Author admin Comment(0)

Related Articles

Featured MEDIA News Somali News

Waa rajo iyo dadaal wanaagsan oo bogaadin mudan in Boqolaal ka mid ah dhalinyarada Puntland oo horey uga soo qalin jabiyey jaamacadaha in ay maanta ku xaraysanyihiin kulliyadaha Tababarka Ciidanka Booliska, diyaarna u yihiin in ay ka qayb qaataan shaqada amniga dalka oo dowladdu dib u habeyn iyo casriyeyn ballaran ku waddo. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diintu waxey u dirtay koox khubaro ah Kulliyadda Tababarka Booliska Carmo si ay uga qayb qaatan tababarada iyo wacyigalinta Ciidanka Booliska, gaar ahaan sidii Ciidanka looga dhisi lahaa dhanka diinta, ruuxda iyo qiyamka islaamka ee ku dhisan ilaalinta sharciga, caddaaladda, Amniga iyo nidaamka dowliga ah, iyo sidoo kale xeerarka dalka ee lagu ilaalinayo nafta, sharafta, hantida, garaadka iyo akhlaaqda bulshada.

Posted on 22nd April 202522nd April 2025 Author admin
Featured

Posted on 12th June 2023 Author admin
Featured MEDIA News Somali News

Madaxa UNDP oo kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland

Posted on 19th April 201920th May 2019 Author

Wefdi uu   hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe. Mr Sayed Sahibzada Madaxa ugu Sareeya UNDP Puntland ayaa bogaadiyay Wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamid Maxamed. […]

Post navigation

WASAARADA CADALAADA AYAA TABABAR UQABTAY ISU-DUWAYAASHA WASAARADDA EE GOBOLADA PUNTLAND
#Garowe: Canbaaray Boobka iyo Danaysiga lagu hayo Xajka.

WASIIRKA WASAARADA

MAXAMED CABDIWAHAAB

WASIIR KU XIGEENKA

DR MAXAMED CALI FAARAX

AGAASIMAHA GUUD

MARYAN MAXAMED ABSHIR

WASIIR DAWLAHA WASAARADDA

MAXAMED ROOBLE CABDI

MINISTRY OF JUSTICE: PUNTLAND STATE OF SOMALIA, ALL COPYRIGHT RESERVED, DESIGN AND DEVELOPED BY MOJRAR ICT DEPARTMENT | Newspaper Lite by themecentury.