Featured News

AGAASIMAHA GUUD EE CUSUB EE WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cusmaan oo dhawaan madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu usoo magacaabay wasarradda  ayaa maanta la wareegay xilka agaasimihii Guud ee hore Maxamed Cali Faarax.   Sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda ayaa sagootiyay agaasimihii hore Maxamed Cali Faarax iyadoo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda uu […]

Featured News

Boosaaso:- Wasiirka ku xigeenka Cadaaladda oo soo xiray tababar ku saabsan tarbiyada ubadka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Dr Abdifataax Xasan Xuseen ayaa tababar ku saabsan tarbiyada abadka usoo xiray macllimiinta dugsiyada Quraanka. Tababarkaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wasaaradda Cadaaladda waxaana fulinaayay mu’assasada Alminhaaj faraceeda Boosaaso. Wasiirka ku xigeenka ayaa barayaasha Quraanka ooga digay in ay ubadka ka ilaaliyaan waxyaabaha ka fogayn […]

Featured

WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO TABABAREYSA 40 QOF OO ISUGU JIRA LAAMAHA GARSOORKA

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan laamaha booliska,danbi barista,maxkamadaha iyo qareenada. Tirada dadka ka qeybgalaya tababarkaan oo gaareysa 40 qof oo la bari doono habraaca lagu baaro danbiyadda kufsiga iyo xadgudubyada loo geysto haweenka. Wuxuuna daba joogaa tababarkani sheybaar loogu talagalay […]

Featured

GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA AGAASIME CALI GARGAAR

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland,Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland waxay uga tacsiyaynayaan qoyska,qaraabada iyo asxaabta uu ifka uga tagey Agaasimihii waaxda maamulka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Cali Gargaar oo maanta ku geeriyooday magaalada Garowe. Cali Gargaar ayaa ka shaqeynayay Wasaaradda 18 kii sano ee lasoo dhaafey wuxuuna ka mid […]

Featured News

Gollaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Cod aqlabiyad ah ku Meel-mariyay Xeerka Kufsiga.

Xubnaha Gollaha wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta cod  aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka kufsiga, kaasi oo gollaha ay u soo gubiyeen wasaaradda cadaalada iyo diinta ee Puntland. Kalfadhiga maanta  oo ay soo xaadireen in kabadan 40 mudane oo ka mid ah 66 xildhibaan ee golluhu uu ka kooban yahay ,  ayaa  ka hor intii aysan […]

Featured News

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LAGU SOO XIRAYEY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Munaasab si weyn loosoo agaasimey oo lagu  maamusayey xiritaanka Tartanta Qur’aanka Kariimka ah, tartankaas oo u dhexeeyey degmooyinka Puntland. Sidoo kale Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socda labada gole ee dawladda, guddiga garsoorka […]

Featured

On going projects

Ongoing Projects: No. Project Name Agency Implementing organization 1. Rule of Law- Justice & Correction Project UNDP Ministry of Justice 2. Alternative Dispute Resolution (ADR) Project UNDP Ministry of Justice 3. Mobile Court Project UNDP Joint project b/w MoJ and High Judiciary Council  4. Female Genital Mutilation (FGM) Project UNICEF Ministry of Justice 5. Child […]

Featured

Madaxweynaha Puntland oo afur iyo casho u sameeyey Ardaydii Tartanka Quraanka Puntland (sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu  sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqancelinta Dawladda Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac  uu madaxweynaha Puntland u wakiishay in uu ardaydaasi kala qeyb-galo. Dhammaan […]

Featured

Tababar lagu xoojinayo Dimuqraadiyada iyo cadaalada oo ka furmay magaalada Qardho(Sawiro)

Magaalada Qardho waxaa lagu daahfuray Tababar socon doono mudo sanad ah,waana mid looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo Cadaalada waxaana loo qabtay 50 Qof oo kamid ah odayaasha, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale. Tababarkan ka furmay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaaa waxaa daahfurkiisa ugu horeyn ka hadlay maamulka degmada Qardho oo aad u taageeray Barnaamijka looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo cadaalada, […]

Featured

Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay xafladdii xiritaanka tartanka Qur’aanka gobolada Puntland(Sawiro)

Xafladda Soo xiritaanka tartanka oo ka dhacay gudaha masaajidka Hudda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb-galay  Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Jaamac, Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad, Aqoonyahan iyo dadweyne kale. Kadib markii munaasabadii salaada jimce la tukaday ayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali […]

Featured

Wasiirka Cusub ee Cadaalada Puntland oo loo Dhaariyey Xilka wasaaradda

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, Diinta iyo dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-6-2015 lagu dhaariyey xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Garsoore Aadan Cumar Maxamed oo katirsan Maxkamadda sare ee Puntland ayaa wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland mudane […]