Bahda Wasaaradda, Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo ay u horeeyaan madaxda Wasaaradda waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaan shacabweynaha Reer Puntland oo ay ugu bishaaraynayaan dhalasha bisha barakaysan ee Ramadaan. Hambalyo kadib, madaama ay tahay bil cibaado waxaa laga rabaa ummada muslimka ah ee soomaliyeed inay ku […]

