Wararkii Ugu dambeeyay

Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary).
Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan …Read More »
Maanta oo taariikhdu tahay 24-05-2025 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland
Maanta oo taariikhdu tahay 24-05-2025 waxaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland,ka qabsoomay …Read More »
MADAXWAYNE KUXIGEENKA OO KORMEER SHAQO KU YIMI WASAARADDA CADALADDA, DASTUURKA ARRIMAHA, DIINTA IYO DHAQANCELINTA, DOWLADDA PUNTLNAD
Garoowe: 22-May-2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kormeer shaqo ku yimi xarunta dhexe ee …Read More »
wasiirak Wasaarada cadaaladda iyo Arrimaha Diinta oo safar shaqo ku jooga magaaladda Boosaaso ayaa maanta waxaan uu kormeer shaqo ku tagay xarunta Garsoorka Gobalka Bari,sidoo kale wax uu kulan halkaas kula qaatay madaxda Garsoorka Gobalka Bari, Degmada Bosaso, xeer ilaalinta Gobalka iyo garsoorayaasha kala duwan ee Gobalka iyo Degmada.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha, Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda, Puntland, Mudane Mohamed Abdiwahaab Axmed,oo safar shaqo ku jooga …Read More »
Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso.
Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso. Shirkaan oo uu daahfurey Guddoomiye ku …Read More »
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland.
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda …Read More »
Waa rajo iyo dadaal wanaagsan oo bogaadin mudan in Boqolaal ka mid ah dhalinyarada Puntland oo horey uga soo qalin jabiyey jaamacadaha in ay maanta ku xaraysanyihiin kulliyadaha Tababarka Ciidanka Booliska, diyaarna u yihiin in ay ka qayb qaataan shaqada amniga dalka oo dowladdu dib u habeyn iyo casriyeyn ballaran ku waddo. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diintu waxey u dirtay koox khubaro ah Kulliyadda Tababarka Booliska Carmo si ay uga qayb qaatan tababarada iyo wacyigalinta Ciidanka Booliska, gaar ahaan sidii Ciidanka looga dhisi lahaa dhanka diinta, ruuxda iyo qiyamka islaamka ee ku dhisan ilaalinta sharciga, caddaaladda, Amniga iyo nidaamka dowliga ah, iyo sidoo kale xeerarka dalka ee lagu ilaalinayo nafta, sharafta, hantida, garaadka iyo akhlaaqda bulshada.

Khuburo ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo uu weheliyo Isuduwaha Wasaaradda Cadaladda ee Gobolka karkaa,ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Daraawiishta Xor_goble Puntland ee Degmada Qardho.
Khuburo ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo uu weheliyo Isuduwaha Wasaaradda Cadaladda …Read More »
Wafti ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo isugu jiray Agaasimiyaal iyo lataliyaal, ayaa gaaray kuliyadda Tababaradda Ciidanka Booliska Puntland ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari
Wafti ka socday Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland oo isugu jiray Agaasimiyaal iyo lataliyaal, …Read More »
NEWS IN ENGLISH

MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AND AFFAIRS AND REHABBILITATION HAS ORGANISED A MEETING ON STRENGTHENING THE CAPACITY OF JUSTICE INSTITUTION.
On Monday the 9th, the ministry of justice religious affairs and rehabilitation held a meeting in the …Read More »
COMMITTEE APPOINTED BY THE COUNCIL OF MINISTERS FOR RAPE CASES HAD A MEETING IN THE MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRS AND CONSTITUTION
On Monday the committee who appointed by the council of ministers to asses and monitor rape cases …Read More »
MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRES AND CONSTITUTION HELD JUSTICE COORDINATION MEETING
Ministry of justice religious affairs and rehabilitation has held meeting with justice stakeholders for the third time …Read More »
A delegation from the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) met with the Puntland Ministry of Justice
UNHCR Mission from Mogadishu, Bosaso and Garowe visited the Ministry of Justice on 22nd May 2019. The meeting …Read More »
MOJRAR Minister Mr. Awil Sh. Hamid Nominates Fact-finding Committee on Prisoners in Puntland Penitentiaries
Puntland Minister of MOJRAR Mr. Awil Sh.Hamid have today nominated a committee whose major responsibility will be fact-finding …Read More »
Envoy from Human Rights Office of UNSOM meets with Puntland MOJRAR leadership
Envoy from Human Right Office of UNSOM have today paid an official visit to the headquarters of MOJRAR. …Read More »
MOJRAR holds meeting for regional directors
On Wednesday, a meeting convened at the conference hall of MOJRAR for the regional directors of the ministry. …Read More »
MOJRAR holds in Garowe consultative meeting for setting strategies for Stakeholders
MOJRAR has held its third consultative meeting for setting agendas and plans for the justice stakeholders which operate …Read More »
