Featured

WASAARADDA CADAALADA AYAA TABABAR UQABATAY XIFRADLAYAASHA CAAFIMADKA PUNTLAND

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland Drs Maryan Mohamed Abdshir oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda Daryeelka Wasaaradda Cadaaladda Ismaciil Xaaji Cabdi, oo kaa shanaya Wasaaradda Caafimadka ayaa maanta Daahfuray Tababar socon doona mudo labo Cisho ah Tababarkan Ayaa looqabtay Xirfadlayaasha ka howl gala Goobaha Caafimadka Dhakhaatirta iyo MCH yada.
Ujeedka Tababarkan Ayaa ahaa ka wacyi galinta dhibaatada Caafimad ee UU leeyahay Gudniinka lagu sameeyo Gabdhaha iyo Aragtida ay ka qabto Diinteena islamka.
Xirfadlayaasha Caafimadka ayaa ka yimid Gobolada iyo Degmooyinka puntland.