Featured

GABAGABAYNTA IYO DIB UFIIRINTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND.

DIB UFIIRINTA IYO GABA-GABAYNTA XEERKA ARGAGIXISADA PUNTLAND.

  1. Garowe: 09 August 2023: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed Ayaa daah-furay Shirka Gaba-gabaynta iyo wax ka badalka xeerka Argagixisada Puntland.
  2. Kulankaan Waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaalladda,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga,Xeer-illaaliyaha Ciidanka qalabka sida,Taliyaha la dagaalanka Argagixisada iyo Taliye ku-xigeenka hogaanka CID Puntland.
  3. Waxaa looga dooday Qodabada xeerka waxuuna ku soodhammaday si guul ah.
  4. Baahinta Xafiiska warfaafinta iyo Wacyigalinta Wasaaradda,Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland.