MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta

Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland, waxay shaacinaysaa jadwalka aadaanka salaadaha oo ay wasaaraddu diyaarisay, jadwalkan ayaa dhigaya waqtiyada aadaanka salaadaha bisha Ramadaan Gobolada Puntland.
Haddaba, waxay wasaaraddu faraysaa mu’adiniinta,culumada iyo mu’asasooyinka ay isticmaalaan sidoo kalana baahiyaan jadwalkan.