MEDIA News Services Somali News

Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary).

Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary), kaas oo ay soo qababisay,Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta. Fulinta iyo dhaqan galinta  barnaamijka Nootayada Danabeysan ee E-Notary oo ay si wadajir ah isaga kaashanayaan labada Wasaaradood ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Wasaaradda Maaliyadda ee […]

MEDIA News Services Somali News

Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso.

Shirka hirgalinta Istiraatijiyadda qorshaha Hormarinta Caddaaladda Puntland ayaa maanta lagu daahfurey Bosaso. Shirkaan oo uu daahfurey Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Puntland Maxamed Baari Shire ayaa waxaa ka soo qayb galey masuuliyiinta ka socda Golaha wakiilada Puntland, madaxda Wasaaradda Cadaaladda, hay’adaha Caddaaladda, garsoorka, amniga iyo Culumada Diinta ayaa looga hadlayaa sidii loo dhaqan-galin […]

MEDIA News Services Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland.

Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen dhammaan Hay’adaha Caddaaladda, Garsoorka iyo amniga Puntland, maxkamadaha, ciiddamada, Booliska, Asluubta, garsoor dhaqameedka, culumada Diinta, maamulka […]

News Services Somali News

Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii.

Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii. Wasaaraddu markey latashi badan lasameysey Culumada iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda, waxaa la go’aamiyey in Salaadii roob doonta lagu badalo Salaad Shukri, laguna tukado Masaajidka, meelaha aan wali roobku ka di’in in salaadda […]

MEDIA News Services Somali News

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, Golaha Wakiillada Puntland oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha,Golaha Wakiillada mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid,,Golaha Xukuumadda Puntland

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, Golaha Wakiillada Puntland oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha,Golaha Wakiillada mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid,,Golaha Xukuumadda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe,Saraakiisha Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland,Culimaa’udiinka,Haweenka iyo bulshada qabaheeda kala duwan ayaa maanta Salaadii Ciidul firiga ku oogay Garoonka kubada cagta mire awaare ee Caasimada DPL ee Garoowe. […]