MEDIA News

AGAASIMEHA WAAXDA QORSHAYNTA WASAARADDDA CADAALADA AYAA BOOQASHO KU TAGAY MAXKAMADA QARDHO EE GOBOLKA KARKAAR

Qardho: Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Caddaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta dawlada puntland oo uu weheliyo isu duwaha wasaaradda caddaaladda ee gobolka karkaar ayaa kormeer ku tagay Maxkada Qardho ee gobolka Karkaar. Masuuiyiinta ayaa warbixin ka dhagaystay Gudoomiyaha maxkamada iyo xeer Ilaalinta gobolka. Kormeerka ayaa ku aadanaa Qiimaynta iyo Dhaqan gelinta Xeerarka kala ah […]

MEDIA News

WASAARADDA CADAALADDA AYAA QABATAY DOOD CILMIYEED KU SAABSAN KA TASHIGA JOOJINTA TACADIYAADKA KA DHANKA AH BULSHADA NUGUL

Agaasimeha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta dowladda puntland Drs Maryan Mohamed Abdshir ayaa Daahfurtay Dood cilmiyeed ku saabsan ka Tashiga Joojinta Tacadiyaadka Ka dhanka ah Bulshada Nugul ( Haweenka iyo Caruurta). Doodan ayaa waxaa kasoo qayb galay siyaasiyiin, dadka u dhaqdhaqaaqa Arrimaha Haweenka , dhakaatiir, culimo u diin, dadka bartay xanuunada […]

MEDIA News Somali News

FURITAANKA SHIRWAYNAHA ARRIMAHA DIINTA PUNTLAND

Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland ayaa maanta qabatay Shirwaynaha Arrimaha Diinta Dawlada puntland Shirwaynaha ayaa Waxaa Daahfuray Madaxwaynaha dawladda puntland Dr Saciid Cabdilaahi Deni oo ay weheliyaan madaxda Wasaaradda Cadaaladda oo uu ugu Horeeyo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland Mudane Mohamed Abdiwahab, wasiir ku xigeenka Wasaaradda, […]

MEDIA News Somali News

Shirka isku xidhka bah-wadaagta cadaaladda puntland

Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dawlada puntland ayaa qabatay Kulanka iskuxirka bah-wadaagta cadaaladda Shirka waxaa furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa goob joog ka ahaa Wasiir kuxigeenka wasaarada cadaaladda, Wasiir kuxigeen Horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska, Wasiir kuxigeenka amniga iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda. Shirka waxaa sidoo kale ka soo qayb galay bah-wadaagta […]

MEDIA News Somali News

Booqashada madaxwaynaha puntland mudane siciid Cabdulaahi Deni ee wasaaradda cadaaladda puntland

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku yimid xarunta dhexe ee wasaraadda cadaaladda Booqashada madaxwaynaha ayaa daar nayd kormeer guud oo uu ku sameeyay xarunta dhexe ee wasaaradda sido kale wasiirka wasaaradda cadaaladda, wasiiru dawlaha wasaaradda cadaaladda Iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Waxay madaxwaynaha lawadaageen shaqada kasocota wasaaradda Guud ahaan Iyo […]

MEDIA News Somali News

Xilwareejin wasiirkii hore ee wasaaradda cadaalada……

Maanta oo ay taariikhdu tahay 27sep 2022 kuna beegan maalin talaado ah waxaa xilkii kula kala wareegay wasaarada cadaaladda Arrimaha Diinta,Dastuurka iyo Dhaqancelinta dawladda puntland wasiirkii hore ee wasaaradda cadaaladda Mudane Cawil Sh. Xaamud soona hogaaminayay wasaaradda mudo dhan 3.5 waxaa xilkii la wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda cadaaladda mudane Maxamed Cabdi wahaab. waxaa goob […]

MEDIA News Somali News

xilwareejinta Agaasimaha guud ee wasaaradda Cadaaladda puntland

Ku simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda puntland Ismaciil xaaji Cabdi ayaa xilka ku wareejiyay Agaasimaha Cusub ee wasaaradda cadaaladda dawladda puntland maryan maxamed Abshir Madasha xilwareejinta ayaa waxaa qayb ka ahaa wasiirka wasaaradda cadaaladda dawladda puntland, wasiir ku xigeenka wasaaradda, wasiiru dawlaha wasaaradda, gudoomiyaha maxkamada ciidanka qalabka sida, xubna ka mid ah madaxtooyada, shaqaalaha […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland Oo Garoowe Ku Qabatay Shirka Bahda Cadaaladda

Wasaaradda cadaaladda Arimaha Diinta, Dastuurka, Iyo Dhaqan celinta Dawladda puntland ayaa maanta oo Khamiis ah shir ku qabatay xarunta wasaaradda. Shirkaas oo ahaa shir ay isugu yimaadeen dhammaan laamaha caddaaladda iyo hay, addaha bah wadaagta la ah wasaaradda. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay , Agaasimaha Guud ee wasaaradda cadaaladda dawladda puntland , Agaasimaha Guud […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda cadaaladda Puntland oo Garoowe ku qabatay Shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda

Wasaaradda cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo dhaqan celinta Puntland ayaa waxa ay Maalinimadii Arbacada kuqabatay Magaalada Garoowe shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda. Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax kasocitay Hay’adda UNDP, Maxkamada Ciidamada, Maxkamada sare, Xafiiska Xeer-ilaalinta, Ciidanka asluubta Maamulka wasaaradda Cadaaladda, sharci yaqaano iyo bahda Gargaarka Sharciga. Ujeedada shirka ayaa ahaa sidii […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda cadaaladda Puntland ayaa Garowe ku qabatay shir looga doodayo cutubka sagaalaad ee dastuur KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ka hadlaya awoodda garsoorka dalka.

Wasaaradda cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo dhaqan celinta Puntland ayaa Garowe ku qabatay shir looga doodayo cutubka sagaalaad ee dastuur KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ka hadlaya awoodda garsoorka dalka. Kulanka oo ay ujeedadiisu ahayd ka dooodista iyo kala tashiga dadwaynaha ku nool Magaalada Garoowe ayaa waxaa kasoo qayb galay wasiir-dawlaha Wasaaradda cadaaladda, Arimaha […]

MEDIA News Somali News

Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kaqayb galay Shir ka dhacay dalka Ethiopia

Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland ayaa waxa ay uga qayb gashay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobuiya shir soconayay sadex maalmood (10-14 November 2019 ),  shirkaas oo ay ujeedadiisu  ahayd sidii loo dajin lahaa qorshe 2020-2023 ee looga dan leeyahay sidii loo ciribtiri lahaa  faafista cudurka HIV/AIDS. Shirkaas oo ay kasoo qayb galeen Hay’ado iyo dawlado […]

MEDIA News Somali News

WASAARADA CADAALADDA, ARIMAHA DIINTA, DASTUURKA IYO DHAQANCELINTA PUNTLAND OO GAROOWE KA DAAH-FURTAY KULAN KU SAABSAN DASTUURKA KMG AH EE SOOMAALIYA

wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatayKulan ku saabsan ka doodista iyo kala tashiga bulshada ee arrimaha Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa ka qeyb-galay wasiiru-dowlaha wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Puntland Maxamed Rooble Cabdi, agaasimaha Waaxda Dastuurka ee wasaaradda,Yuusuf Ibraahim Saalax, aqoonyahanno, dhalinyaro, haween iyo bulshada qeybaha kala […]

MEDIA News Somali News

WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO MAANTA QABATAY SHIRKA GARSOOR DHAQAMEEDKA PUNTLAND

Waxaa maanta furmay shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ay Wasarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ay soo qaban qaabisay. Shirkaa oo socon doona laba beri waxaa lagagawada hadli doonaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhammaan Garsoor Dhaqameedka iyo sidii looga soo saari lahaa Xeerar iyo Siyaasadii lagu hagi lahaa Garsoor Dhaqameedka. Shirka Garsoor Dhaqameedka oo […]