

Related Articles
Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kulan looga hadlayay sidii loo ga hortagi lahaa dambiyada kufsiga ku qabatay xarunta wasaaradda
Wasaarada Cadaaladda Puntland ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay soo afjaridda tacadiyadda loo geysto haweenka gaar ahaan Kufsiga. Wasaaradda ayaa iyadoo arintaas ma duulaysa waxay sheegtay in maanta ay isugu yeertay Culimada Iyo Dhakhaatirta Puntland si ay dood uga yeeshaan kufsiga iyo ciqaabta uu mutaysan karo qofkii kufsi sameeya iyo haday jiraan eedo labada […]
AGAASIMEHA WAAXDA DARYEELKA CARUURTA AYAA MAGALAADA QARDHO KU QABTAY TABABAR KU SAABSAN XOOJINTA WADA SHAQAYNTA LAAMAHA CADAALADA
Qardho: Agaasimeha waaxda Daryeelka ee Wasaaradda Cadaaladda oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda Qorshaynta, Isu duwaha Wasaaradda Cadaaladda gobolka Karkaar iyo Latilayaha Arrimaha Caruurta ayaa maanta qabtay Tababar ku saabsan xoojinyay xiriirka ka dhaxeeya laamaha caddaalada iyo dardargelinta xeerka la dagaalanka kufsiga iyo Xeerka Da’yarta Tababarkan ayaa waxa looqabtay Lamaaha Cadaaladda iyo daneeyayaasha Ilaalinta Xuquuqda Dadka […]
Wasiirku xigaynka Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Kulan la yeeshay Isuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada Puntland
waxaa maalinimadii Arbacada ka dhacay xarunta wasaaradda Cadaaladda Puntland Kulan looga Arinsanayay Sidii loo Dardar Galin lahaa shaqada wasaaradda ee Gobolada Puntland Kulankaan oo ay goob joog ka ahaayeen inta badan Isuduwayaasha Wasaaradda ee u jooga Gobolada Puntland, sidoo kale waxaa goob joog ahaa siiyaha Agaasimaha guud Mudane Ismaaciil Xaaji Cabdi. ugu horayn waxaa kulanka […]







