MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo soo Agaasintay kulan looga arin sanayay Tayaynta Hay’adaha Garsoorka Puntland.

  Waxaa maanta hoolka Wasaaradda Cadaaladda Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha ka taagan bahda Cadaaladda Puntland, kulanka ayaa waxa uu ahaa mid lagu soo bandhigay qiimeyn ay sameeyeen khubaro kasocday hay’adda UNDP. Kulanka ayaa waxaa goob jog ka ahaa madaxda Wasaaradda Cadaaladda Puntland gaar ahaan Wasiir ku xigeenka Dr.Maxamed Cali Faarax iyo […]

English News MEDIA News

MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AND   AFFAIRS AND REHABBILITATION HAS ORGANISED A MEETING ON STRENGTHENING THE CAPACITY OF JUSTICE INSTITUTION.

  On Monday the 9th,   the ministry of justice religious affairs and rehabilitation held a meeting in the ministry’s conference hall. The meeting was presented an assessment on judiciary training needs made by UNDP experts. The meeting attended by the deputy minister Dr Mohamed Ali Farah and Director General Ismail Haji Abdi. The meeting was […]

English News MEDIA News

COMMITTEE APPOINTED BY THE COUNCIL OF MINISTERS FOR RAPE CASES HAD A MEETING IN THE MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRS AND CONSTITUTION

  On Monday the committee who appointed by the council of ministers to asses and monitor rape cases has held a meeting in the ministry of justice religious affairs and constitution. The meeting was attended by all ministry members and international organizations. The minister of justice who is chairperson of the committee opened the meeting […]

English News MEDIA News

MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRES AND CONSTITUTION HELD JUSTICE COORDINATION MEETING

  Ministry of justice religious affairs and rehabilitation has held meeting with justice stakeholders for the third time in an effort to enhance and strength justice sector. The meeting was attended by: The Ministry Of Justice Religious Affairs And Constitution, High Court, military court, Attorney General Office, international and local organizations like; UNFPA,  PSU LEGAL […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland Oo Ku QabatayXarunta Wasaaradda ShirkiiBillaha Ahaa Ee DaneeyayaashaCadaaladda

Wasaaradda Cadaaladda Puntland iyadaoo ka duulaysa tayaynta Cadaaladda Puntland ayaa waxa ay markii sadexaad qabatay shirarkii bilaha ahaa ee ay isugu imaanayeen hay’adaha ka shaqeeya cadaaladda. Kulanka ayaa waxaa shirkiisii sedexaad goob jog ka ahaa  Wasaaradda Cadaaladda, Maxkamadda Sare, Maxkamadda Ciidanka,  Xafiiska Xeer ilalainta, Hay’adaha  UNFPA,  PSU LEGAL AID, , EUCAP, CUSTODIAL CORPS,UNICEF, SAVE THE […]

MEDIA News Somali News

Guddiga Golaha Wasiirradu u xilsaaray arrimaha xiriirka la-leh kiisaska kufsiga oo kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland

Waxaa maalinimadii isniinta ahayd kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Cadaaladda xubnaha gudiga wasiirada ahaa ee loo xilsaaray la socoshada kiisaska kufsiga la xiriira, kulanka ayaa ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha xubnaha ka ah gudiga. Ugu horrayn waxaa kulanka furay Guddoomiyaha Guddiga ahna wasiirka Cadaaladda Puntland, waxa uuna kusoo dhaweeyay dhamaan […]

English News MEDIA News

A delegation from the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) met with the Puntland Ministry of Justice

UNHCR Mission from Mogadishu, Bosaso and Garowe visited the Ministry of Justice on 22nd May 2019. The meeting was convened at the Ministers office in attendance with the deputy minister, Director General, Ministry technical advisor and director of planning.  Office of the Attorney General office and KAALO Program Manager. UNHCR primary purpose is to safeguard […]

MEDIA News Somali News

Madax ka socotay Hay’adda UNHCR Oo Kulan Layeeshay Madaxda Wasaaradda Cadaaladda Puntland

Waxaa taariikhdu marka ahayd 22 may 2019 ka dhacay xarunta Wasaaradda Cadaaladda Puntland ee Garoowe, kulan ay wada yeesheen Madaxda Wasaaradda iyo wafdi ka socday Hay’adda UNHCR. waxaana kulanka Goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud , Wasiir Kuxigaynka Wasaaradda Dr. Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Ismaaciil […]

English News MEDIA News

MOJRAR Minister Mr. Awil Sh. Hamid Nominates Fact-finding Committee on Prisoners in Puntland Penitentiaries

Puntland Minister of MOJRAR Mr. Awil Sh.Hamid have today nominated a committee whose major responsibility will be fact-finding and data collection from the prisoners in Puntland jails and penitentiaries.  The member of the committee come from MOJRAR, Courts, PuntlandCustodial Corps, UNSOM and UNODC. The committee’s main duty will be to conduct a full study and […]

MEDIA News Somali News

Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Mudane Cawil shiikh Xaamud oo magacaabay Guddi loo xilsaray inay si xaqiiq ah xog uga soo uruuriyaan maxaabista

Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Mudane Cawil shiikh Xaamud ayaa Maanta waxa uu magacaabay Guddi loo xilsaray inay si xaqiiq ah xog uga soo uruuriyaan maxaabista xabsiyada isaga jirta oo lagu ilaawayay. Gudigaas oo ka kooban Wasaarada Cadaalada, Maxkamadaha, Asluubta, UNSOM iyo UNODC Gudiga ayaa shaqadoodu waxa ay ahaandoontaa in ay daraasad dhamaystiran kasoo diyaariyaan si guud […]

English News MEDIA News

MOJRAR holds in Garowe consultative meeting for setting strategies for Stakeholders

MOJRAR has held its third consultative meeting for setting agendas and plans for the justice stakeholders which operate in Puntland. The meeting convened at the conference hall of MOJRARA headquarters in Garowe. Attending the meeting was stakeholders in the justice system of Puntland including the office of Puntland Attorney General, Custodial corps, bar association, Puntland […]

MEDIA News Somali News

Xafiiska Xuquuqul-insaanka ee UNSOM oo kulan Layeeshay Madaxda Wasaaradda Cadaaladda Puntland

waxaa maantay soo booqday Xarunta Wasaaradda Cadaaladda Puntland Madax kasocotay UNSOM gaar haan xafiiska xuquuda aadanaha, waxa ayna la qaateen kulan madaxda ugu saraysa Wasaaradda Cadaaladda sida Wasiirka Wasaaradda Mudane Cawil Shiikh Xaamud , Wasiir kuxigaynka Dr. Maxamed Cali Faarax iyo siihaya Agaasimaha Wasaaradda Mudane Ismaaciil Xaaji Cabdi. sidoo kale waxaa kulanka goobjoog ka ahaa […]

MEDIA News Somali News

Wasiirku xigaynka Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Kulan la yeeshay Isuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada Puntland

waxaa maalinimadii Arbacada ka dhacay xarunta wasaaradda Cadaaladda Puntland Kulan looga Arinsanayay Sidii loo Dardar Galin lahaa shaqada wasaaradda ee Gobolada Puntland Kulankaan oo ay goob joog ka ahaayeen inta badan Isuduwayaasha Wasaaradda ee u jooga Gobolada Puntland, sidoo kale waxaa goob joog ahaa siiyaha Agaasimaha guud Mudane Ismaaciil Xaaji Cabdi. ugu horayn waxaa kulanka […]

English News MEDIA News

The Ministry of Justice Religious Affairs and Rehabilitation of Puntland holds a meeting for the clergy of Puntland

Today, the 5th of May 2019, the leadership at the MOJRAR held a consultative meeting for the religious leaders of the community in Puntland. The purpose of the meeting was to consult and discuss of how the preparations for the upcoming holy month of Ramadan. In the beginning, Mr.Awil Sh. Hamud, the minister of MOJRAR […]

English News MEDIA News

Head of EUCAP, Puntland meets with the Deputy Minister of MOJRAR, Puntland.

The head of EUCAP, Puntland Mr. DariuszSielicki has paid a formal visit to the headquarters of MOJRAR of Puntland Mr. MrDariuszSielicki has commended the work and achievements of the ministry in the field of justice realization and overall improvement of the justice system. MOJRAR and the head of EUCAP have discussed deeply and consulted on […]

English News MEDIA

MOJRAR holds meeting for the Stakeholders of Justice System in Punt land

MOJRAR in pursuit of the improvement of the justice system in Puntland has convened and re-initiated successive meetings involving the stakeholders and agencies involved in the justice system in Puntland. The attendees of the meeting included local NGOs, INGOs who all are involved in justice.  Also represented in the meeting were institutions in the Puntland […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland Iyo Madaxa Hay’adda EUCAB Soomaaliya Oo Kulan wada Qaatay

waxaa Xafiiska Wasaardda Cadaaladda Puntland kulan kuwada qaatay madaxda ugu saraysa Hay’adda EU-Cab iyo Wasiir kuxigaynka Wasaraadda Cadaaldda Puntland sidoo kale waxaa shirka goob joog ka ahaa Kusimaha agaasimaha guud ee Wasaaradda. shirka ayaa waxa uu ujeedadiisu ahayd is xog waraysi iyo in lagawada hadlo sidii loo kordhinlahaa wadashaqaynta ka dhaxaysa wasaardda iyo hay’adda EU-cab […]

MEDIA News Somali News

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Garoowe ku qabatay Kulan looga tashanayo Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda ee 2019-2024

Wasaardda Cadaaladda Puntland ayaa waxa ay ku qabatay shirkii 3aad ee looga arinsanayay sidii loo dajinlahaa istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socota ee bahda Cadaaladda Puntland . Shirka ayaa waxa uu ka dhacay hoolka shirarka ee Xarunta dhexe ay Wasaaraddu ku leedahay Caasimadda Garoowe. Shirkaa waxaa goob jog ka ahaa inta badan Bahda cadaaladda sida […]