

Related Articles
Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kulan looga hadlayay sidii loo ga hortagi lahaa dambiyada kufsiga ku qabatay xarunta wasaaradda
Wasaarada Cadaaladda Puntland ayaa sheegtay in ay ku howlan tahay soo afjaridda tacadiyadda loo geysto haweenka gaar ahaan Kufsiga. Wasaaradda ayaa iyadoo arintaas ma duulaysa waxay sheegtay in maanta ay isugu yeertay Culimada Iyo Dhakhaatirta Puntland si ay dood uga yeeshaan kufsiga iyo ciqaabta uu mutaysan karo qofkii kufsi sameeya iyo haday jiraan eedo labada […]
BADHAN WAFDI KA SOCDA WASAARADA CADAALADDA AYAA KORMEER KU TAGAY DHISMAHA MAXAKADA BADHAN,XABSIGA CUSUB EE DEG BADHAN
Badhan: Wafdi ka Socda Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland oo uu Hogaaminayo Agaasimaha waaxda daryeelka & Agaasimaha waaxda qorsheynta oo uu weheliyo isuduwaha gobolka sanaag ayaa Waxa ay maanta kormeer iyo indho indhayn ku tageen dhismaha maxkamada cusub ee badhan oo si casri ah loo dhisay loona qalabeeyay iyo xabsiga cusub […]
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta
Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland, waxay shaacinaysaa jadwalka aadaanka salaadaha oo ay wasaaraddu diyaarisay, jadwalkan ayaa dhigaya waqtiyada aadaanka salaadaha bisha Ramadaan Gobolada Puntland. Haddaba, waxay wasaaraddu faraysaa mu’adiniinta,culumada iyo mu’asasooyinka ay isticmaalaan sidoo kalana baahiyaan jadwalkan. hoose ka Akhriso jadwalka,https://www.facebook.com/share/p/1FV9M5XJXj/



