Related Articles
Tababar lagu xoojinayo Dimuqraadiyada iyo cadaalada oo ka furmay magaalada Qardho(Sawiro)
Magaalada Qardho waxaa lagu daahfuray Tababar socon doono mudo sanad ah,waana mid looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo Cadaalada waxaana loo qabtay 50 Qof oo kamid ah odayaasha, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale. Tababarkan ka furmay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaaa waxaa daahfurkiisa ugu horeyn ka hadlay maamulka degmada Qardho oo aad u taageeray Barnaamijka looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo cadaalada, […]
Madaxa Hay’adda EUCAB Puntland oo kulan la qaatay Wasiir Kuxigaynka Wasaaradda Cadaaladda Puntland
waxaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe Wefdi uu hoggaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda EUCAB Puntland Mudane Dariusz Sielicki Mr Dariusz Sielicki Madaxa ugu Sareeya EUCAB Puntland ayaa bogaadiyay shaqada ay hayso wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Wasaaradda Cadaaladda iyo […]
MADAX KA SOCOTA WASAARADDA CADAALADA AYAA KORMEER KU SAMEEYAY MAXKAMADA GOBOLKA BARI
Boosaso: Agaasimaha waaxda Daryeelka iyo Agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaarada caddaaladda oo ay weheliyaan Isuduwasyaasha gobolka Bari ee wasaaradda cadaaladda ayaa kormeer shaqo ku tagay Garsoorka gobolka Berri waxayna la kulmeen Gudoomiye maxakamada daraja 1aad ee Bosaso, Gudoomiye maxkamada racfaanka iyo Xeerilaaliye Gobolka Berri waxuuna daarnaa kormeerkaas dardargelinta ku dhaqanka xeerka kufsiga, xeerka Cadaaladda da’ayarta […]




