MEDIA News

BADHAN WASAARADA CADAALADA AYAA KU QABATAY TABABAR KU SAABSAN XOOJINTA XIDHIIDHKA KA DHEXEEYA LAAMAHA CADAALADA

Badhan: Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-Celinta Dawlada puntland ayaa Magaalada Badhan Ku qabatey Tababar kor loogu qaadayo xidhiidhka ka dhexeeya Laamaha Cadaaladda Iyo dar dargelinta Xeerka La Dagaalanka Kufsiga, Maandooriyaha Iyo xeerka Da’yarta.
Tababarkan Ayaa waxaa kasoo qayb galay laamaha Cadaaladda Sida Garsoorka, maxkamada, Police ka, Asluubta, Hayd’adda Danbi baadhista, isudu Waha Wasaaradda Cadaaladda ee gobolka sanaag, isudu Wasaaradda Haweenka,odayasha Dhaqanka iyo Culimo.