Related Articles
WASAARADDA CADAALADDA AYAA QABATAY DOOD CILMIYEED KU SAABSAN KA TASHIGA JOOJINTA TACADIYAADKA KA DHANKA AH BULSHADA NUGUL
Agaasimeha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta dowladda puntland Drs Maryan Mohamed Abdshir ayaa Daahfurtay Dood cilmiyeed ku saabsan ka Tashiga Joojinta Tacadiyaadka Ka dhanka ah Bulshada Nugul ( Haweenka iyo Caruurta). Doodan ayaa waxaa kasoo qayb galay siyaasiyiin, dadka u dhaqdhaqaaqa Arrimaha Haweenka , dhakaatiir, culimo u diin, dadka bartay xanuunada […]
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii.
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii. Wasaaraddu markey latashi badan lasameysey Culumada iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda, waxaa la go’aamiyey in Salaadii roob doonta lagu badalo Salaad Shukri, laguna tukado Masaajidka, meelaha aan wali roobku ka di’in in salaadda […]



