Related Articles
Joojinta Garaaca Caruurta
Posted on Author admin
#Garowe: Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland ayaa wada Siyaasada ka hortaga iyo ciribtirka Garaacida Caruurta loogaysto iyo Xadgudubyada ka dhanka ah Caruurto oo Maskaxdooda Waxyeelo u gaysta. Agaasimaha guud ee wasaaradda drs maryan maxamed Abshir ayaa soo xirtay Tababarkaan oo socday Labo Bari. Baahinta: Xafiiska Warfaafinta iyo wacyi-galinta Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta […]
xeer .Lr_.13.-ee 11-08-2007 Sharciga Ansixinta Degmooyinka Godob-jiiraan,Kalabayr,Xarfo
xeer .Lr_.13.-ee 11-08-2007 Sharciga Ansixinta Degmooyinka Godob-jiiraan,Kalabayr,Xarfo


