Related Articles
xeer .Lr_.6.-ee 23-01-2000 xeerka caafimaadka
xeer .Lr_.6.-ee 23-01-2000 xeerka caafimaadka
Xarunta Garsoorka Puntland oo Xariga laga Jaray.
#Garowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Ay Weheliyaan Wasiirka wasaaradda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed, Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Xeer-illaaliyaha guud ee Dowladda Puntland iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Garsoorka Puntland oo Si Casri ah loo dhisay. Dhismaha xaruntaan oo ka Mid ah Dadaalada Ay Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta […]
Wasaaradda Cadaaladda Puntland Oo Ku Qabatay Xarunta Wasaaradda shirkii billaha ahaa ee Daneeyayaasha Cadaaladda
Wasaaradda Cadaaladda Puntland iyada oo ka duulaysa tayaynta Cadaaladda Puntland ayaa waxa ay dib u bilowday shirarkii ay isugu imaanayeen hay’adaha ka shaqeeya cadaaladda. Kulanka ayaa ah mid ay isugu yimaadeen dhamaan danee-yayaasha Cadaaladda sida Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah. sidoo kale waxaa shirka goob joog ka ahaa Hay’adaha Puntland u qaabilsan Cadaaladda […]


