Related Articles
AGAASIMEHA WAAXDA QORSHAYNTA WASAARADDDA CADAALADA AYAA BOOQASHO KU TAGAY MAXKAMADA QARDHO EE GOBOLKA KARKAAR
Qardho: Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Caddaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta dawlada puntland oo uu weheliyo isu duwaha wasaaradda caddaaladda ee gobolka karkaar ayaa kormeer ku tagay Maxkada Qardho ee gobolka Karkaar. Masuuiyiinta ayaa warbixin ka dhagaystay Gudoomiyaha maxkamada iyo xeer Ilaalinta gobolka. Kormeerka ayaa ku aadanaa Qiimaynta iyo Dhaqan gelinta Xeerarka kala ah […]
GAROOWE:- NOOTAAYOOYINKA DIIWAAN GASHAN OO TABABAR LOOGU QABTAY MAGAALADA GAROWE
Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa iska kaashaday wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa lagu baranayaa tababarkan qaabka wada shaqaynta ee ka dhaxaysa wasaaradda Maaliyadda iyo xarumaha Nootaayooyinka Puntland, barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay mulkiilayaasha xarumahan […]



