Related Articles
WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO TABABAREYSA 40 QOF OO ISUGU JIRA LAAMAHA GARSOORKA
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan laamaha booliska,danbi barista,maxkamadaha iyo qareenada. Tirada dadka ka qeybgalaya tababarkaan oo gaareysa 40 qof oo la bari doono habraaca lagu baaro danbiyadda kufsiga iyo xadgudubyada loo geysto haweenka. Wuxuuna daba joogaa tababarkani sheybaar loogu talagalay […]
xeer .Lr_15.-ee 27-09-2000 Hanti dhowrka guud
xeer .Lr_15.-ee 27-09-2000 Hanti dhowrka guud
Wasaaradda cadaaladda Puntland ayaa Garowe ku qabatay shir looga doodayo cutubka sagaalaad ee dastuur KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ka hadlaya awoodda garsoorka dalka.
Wasaaradda cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo dhaqan celinta Puntland ayaa Garowe ku qabatay shir looga doodayo cutubka sagaalaad ee dastuur KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ka hadlaya awoodda garsoorka dalka. Kulanka oo ay ujeedadiisu ahayd ka dooodista iyo kala tashiga dadwaynaha ku nool Magaalada Garoowe ayaa waxaa kasoo qayb galay wasiir-dawlaha Wasaaradda cadaaladda, Arimaha […]



