Related Articles
Madax ka socotay Hay’adda UNHCR Oo Kulan Layeeshay Madaxda Wasaaradda Cadaaladda Puntland
Waxaa taariikhdu marka ahayd 22 may 2019 ka dhacay xarunta Wasaaradda Cadaaladda Puntland ee Garoowe, kulan ay wada yeesheen Madaxda Wasaaradda iyo wafdi ka socday Hay’adda UNHCR. waxaana kulanka Goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud , Wasiir Kuxigaynka Wasaaradda Dr. Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Ismaaciil […]
Guddiga Golaha Wasiirradu u xilsaaray arrimaha xiriirka la-leh kiisaska kufsiga oo kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland
Waxaa maalinimadii isniinta ahayd kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Cadaaladda xubnaha gudiga wasiirada ahaa ee loo xilsaaray la socoshada kiisaska kufsiga la xiriira, kulanka ayaa ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha xubnaha ka ah gudiga. Ugu horrayn waxaa kulanka furay Guddoomiyaha Guddiga ahna wasiirka Cadaaladda Puntland, waxa uuna kusoo dhaweeyay dhamaan […]
Shirka isku xidhka bah-wadaagta cadaaladda puntland
Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dawlada puntland ayaa qabatay Kulanka iskuxirka bah-wadaagta cadaaladda Shirka waxaa furay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa goob joog ka ahaa Wasiir kuxigeenka wasaarada cadaaladda, Wasiir kuxigeen Horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska, Wasiir kuxigeenka amniga iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda. Shirka waxaa sidoo kale ka soo qayb galay bah-wadaagta […]




