Related Articles
Xeer.Lr_,1.- ee 8-09-2005 xeerka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland
Xeer.Lr_,1.- ee 8-09-2005 xeerka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland
Waa rajo iyo dadaal wanaagsan oo bogaadin mudan in Boqolaal ka mid ah dhalinyarada Puntland oo horey uga soo qalin jabiyey jaamacadaha in ay maanta ku xaraysanyihiin kulliyadaha Tababarka Ciidanka Booliska, diyaarna u yihiin in ay ka qayb qaataan shaqada amniga dalka oo dowladdu dib u habeyn iyo casriyeyn ballaran ku waddo. Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diintu waxey u dirtay koox khubaro ah Kulliyadda Tababarka Booliska Carmo si ay uga qayb qaatan tababarada iyo wacyigalinta Ciidanka Booliska, gaar ahaan sidii Ciidanka looga dhisi lahaa dhanka diinta, ruuxda iyo qiyamka islaamka ee ku dhisan ilaalinta sharciga, caddaaladda, Amniga iyo nidaamka dowliga ah, iyo sidoo kale xeerarka dalka ee lagu ilaalinayo nafta, sharafta, hantida, garaadka iyo akhlaaqda bulshada.
Posted on Author admin
Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kaqayb galay Shir ka dhacay dalka Ethiopia
Posted on Author admin
Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland ayaa waxa ay uga qayb gashay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobuiya shir soconayay sadex maalmood (10-14 November 2019 ), shirkaas oo ay ujeedadiisu ahayd sidii loo dajin lahaa qorshe 2020-2023 ee looga dan leeyahay sidii loo ciribtiri lahaa faafista cudurka HIV/AIDS. Shirkaas oo ay kasoo qayb galeen Hay’ado iyo dawlado […]



