Related Articles
Dikreeto Madaxwaeyne.Lr_.4.-ee 06-12-1998 magacaabid agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradaha iyo Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland
Dikreeto Madaxwaeyne.Lr_.4.-ee 06-12-1998 magacaabid agaasimayaasha Waaxaha Wasaaradaha iyo Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dawladda Puntland
Wasaaradda cadaaladda Puntland oo Garoowe ku qabatay Shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda
Posted on Author admin
Wasaaradda cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo dhaqan celinta Puntland ayaa waxa ay Maalinimadii Arbacada kuqabatay Magaalada Garoowe shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda. Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax kasocitay Hay’adda UNDP, Maxkamada Ciidamada, Maxkamada sare, Xafiiska Xeer-ilaalinta, Ciidanka asluubta Maamulka wasaaradda Cadaaladda, sharci yaqaano iyo bahda Gargaarka Sharciga. Ujeedada shirka ayaa ahaa sidii […]