Related Articles
MADAX KA SOCOTA WASAARADDA CADAALADA AYAA KORMEER KU SAMEEYAY MAXKAMADA GOBOLKA BARI
Boosaso: Agaasimaha waaxda Daryeelka iyo Agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaarada caddaaladda oo ay weheliyaan Isuduwasyaasha gobolka Bari ee wasaaradda cadaaladda ayaa kormeer shaqo ku tagay Garsoorka gobolka Berri waxayna la kulmeen Gudoomiye maxakamada daraja 1aad ee Bosaso, Gudoomiye maxkamada racfaanka iyo Xeerilaaliye Gobolka Berri waxuuna daarnaa kormeerkaas dardargelinta ku dhaqanka xeerka kufsiga, xeerka Cadaaladda da’ayarta […]
GAROOWE:- NOOTAAYOOYINKA DIIWAAN GASHAN OO TABABAR LOOGU QABTAY MAGAALADA GAROWE
Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa iska kaashaday wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa lagu baranayaa tababarkan qaabka wada shaqaynta ee ka dhaxaysa wasaaradda Maaliyadda iyo xarumaha Nootaayooyinka Puntland, barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay mulkiilayaasha xarumahan […]
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland.
Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta,Dowladda Puntland, ayaa magaalada Bosaaso ku qabatay shirka isku xirka Bahda Cadaaladda Puntland iyo dhammaan Hay’adaha dowladda iyo kuwa aan dowliga aheyn ee ka howlgala Puntland. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen dhammaan Hay’adaha Caddaaladda, Garsoorka iyo amniga Puntland, maxkamadaha, ciiddamada, Booliska, Asluubta, garsoor dhaqameedka, culumada Diinta, maamulka […]




