Related Articles
xeer .Lr_12.-ee 27-09-2000 Sharciga Isgaarsiinta Dowlada Puntland
xeer .Lr_12.-ee 27-09-2000 Sharciga Isgaarsiinta Dowlada Puntland
Madaxa UNDP oo kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe. Mr Sayed Sahibzada Madaxa ugu Sareeya UNDP Puntland ayaa bogaadiyay Wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamid Maxamed. […]



