Related Articles
GUDDIGA DIB U EEGISTA XEERARKA WASAARADDA CADAALLADDA DOWLADDA PUNTLAND.
#Garowe: Wasiiru dowlaha wasaaradda CadaaLladda’ Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta dowladda Puntland mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliso Agaasimaha guud ee Wasaaradda Drs Maryan Mohamed Abdshir ayaa Kulan la qaatay guddiga dib u eegista xeerarka iyo siyaasadaha ay soo gudbiyaan hay’adaha dawladda. Kulankaas waxuu daarnaa In db u eegis lagu sameeyo Xeerka Xabsiyada […]
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii.
Maadama horey dowladdu u iclaamisey in Isniinta roob doon la sameeyo, haddana dhulka intii badneed Alle ku shubey roobkii iyo raxmadiisii. Wasaaraddu markey latashi badan lasameysey Culumada iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda, waxaa la go’aamiyey in Salaadii roob doonta lagu badalo Salaad Shukri, laguna tukado Masaajidka, meelaha aan wali roobku ka di’in in salaadda […]
Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary).
Garowe: Maanta oo ay taariikhdu tahay 12.06.2025, waxaa si rasmi ah u qabsoomay shirka daah-furka nidaamka nootaayada danabaysan (E-notary), kaas oo ay soo qababisay,Wasaaradda Cadaaladda Dastuurka Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta. Fulinta iyo dhaqan galinta barnaamijka Nootayada Danabeysan ee E-Notary oo ay si wadajir ah isaga kaashanayaan labada Wasaaradood ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Wasaaradda Maaliyadda ee […]



