Related Articles
Wasiirka iyo Wasiir ku-xigaynka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Xilka La Wareegay
Wasiirkii hore Mudane Saalax Xabiib Jaamac iyo kuxigeenkiisii Dr Cabdifataax ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Mudane Cawil Sheekh Xaamud iyo ku xigeenkiisa Dr Maxamed Cali Faarax. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Saalax Xabiib oo hadal kooban ka jeediyay madasha ayaa soo bandhigay waxqabadkii mudada uu xilka hayay isagoo u mahadceliyay madaxdii iyo shaqaalihii […]
Madaxweynaha Puntland oo afur iyo casho u sameeyey Ardaydii Tartanka Quraanka Puntland (sawirro)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqancelinta Dawladda Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac uu madaxweynaha Puntland u wakiishay in uu ardaydaasi kala qeyb-galo. Dhammaan […]
Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo kaqayb galay Shir ka dhacay dalka Ethiopia
Wasaaradda Cadaaladda dawladda Puntland ayaa waxa ay uga qayb gashay Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobuiya shir soconayay sadex maalmood (10-14 November 2019 ), shirkaas oo ay ujeedadiisu ahayd sidii loo dajin lahaa qorshe 2020-2023 ee looga dan leeyahay sidii loo ciribtiri lahaa faafista cudurka HIV/AIDS. Shirkaas oo ay kasoo qayb galeen Hay’ado iyo dawlado […]




