Related Articles
Wasaaradda Cadaaladda Puntland Oo Ku QabatayXarunta Wasaaradda ShirkiiBillaha Ahaa Ee DaneeyayaashaCadaaladda
Wasaaradda Cadaaladda Puntland iyadaoo ka duulaysa tayaynta Cadaaladda Puntland ayaa waxa ay markii sadexaad qabatay shirarkii bilaha ahaa ee ay isugu imaanayeen hay’adaha ka shaqeeya cadaaladda. Kulanka ayaa waxaa shirkiisii sedexaad goob jog ka ahaa Wasaaradda Cadaaladda, Maxkamadda Sare, Maxkamadda Ciidanka, Xafiiska Xeer ilalainta, Hay’adaha UNFPA, PSU LEGAL AID, , EUCAP, CUSTODIAL CORPS,UNICEF, SAVE THE […]
Xarunta Garsoorka Puntland oo Xariga laga Jaray.
#Garowe: Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Ay Weheliyaan Wasiirka wasaaradda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed, Gudoomiyaha Maxkamada Sare,Xeer-illaaliyaha guud ee Dowladda Puntland iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka Sida Ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Garsoorka Puntland oo Si Casri ah loo dhisay. Dhismaha xaruntaan oo ka Mid ah Dadaalada Ay Wasaaradda Cadaaladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta […]



