

Related Articles
AGAASIMEHA WAAXDA DARYEELKA CARUURTA AYAA MAGALAADA QARDHO KU QABTAY TABABAR KU SAABSAN XOOJINTA WADA SHAQAYNTA LAAMAHA CADAALADA
Qardho: Agaasimeha waaxda Daryeelka ee Wasaaradda Cadaaladda oo ay weheliyaan Agaasimaha waaxda Qorshaynta, Isu duwaha Wasaaradda Cadaaladda gobolka Karkaar iyo Latilayaha Arrimaha Caruurta ayaa maanta qabtay Tababar ku saabsan xoojinyay xiriirka ka dhaxeeya laamaha caddaalada iyo dardargelinta xeerka la dagaalanka kufsiga iyo Xeerka Da’yarta Tababarkan ayaa waxa looqabtay Lamaaha Cadaaladda iyo daneeyayaasha Ilaalinta Xuquuqda Dadka […]
Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka qayb galay kulan looga hadlayay tayaynta hay’adaha Cadaaladda Puntland
Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Mr. Ahmed Karaash ayaa maanta isugu yeeray shir ay kasoo qayb galeen Madaxtooyada, Wasaarada Cadaalada, Maxkamadaha, amniga, poliska iyo hay’ada danbi baarista. Shirku wuxuu ku saabsanaa sidii loo wada shaqayn lahaa loona dardar gelin lahaa danbiyada gacanta lagu hayo ciqaabkooda. Madaxweyne ku xigeenka ayaa ku amaray laamaha shirka […]
WASIIRKA CADAALADDA DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SUGAN MAGAALADA GAROOWE
Wasiirka Cadaaladda Dowladda Ferderaalka Soomaaliaya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ayaa maanta xarunta Wasaaradda kaga soo qayb galay maalintii ugu danbaysay ee Xuska 16ka maalmood ee ka hortaga tacadiyada loo gaysto Haweenka. Iyadoo ay joogeen Wasiiradda Cadaaladda maamullada Dalka, Xeer-ilaaliye kuxigeenka Qaranka iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntalnd ayaa Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda […]








