Waxaa maanta hoolka Wasaaradda Cadaaladda Puntland ka dhacay kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha ka taagan bahda Cadaaladda Puntland, kulanka ayaa waxa uu ahaa mid lagu soo bandhigay qiimeyn ay sameeyeen khubaro kasocday hay’adda UNDP. Kulanka ayaa waxaa goob jog ka ahaa madaxda Wasaaradda Cadaaladda Puntland gaar ahaan Wasiir ku xigeenka Dr.Maxamed Cali Faarax iyo […]
Author: admin
MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AND AFFAIRS AND REHABBILITATION HAS ORGANISED A MEETING ON STRENGTHENING THE CAPACITY OF JUSTICE INSTITUTION.
On Monday the 9th, the ministry of justice religious affairs and rehabilitation held a meeting in the ministry’s conference hall. The meeting was presented an assessment on judiciary training needs made by UNDP experts. The meeting attended by the deputy minister Dr Mohamed Ali Farah and Director General Ismail Haji Abdi. The meeting was […]
COMMITTEE APPOINTED BY THE COUNCIL OF MINISTERS FOR RAPE CASES HAD A MEETING IN THE MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRS AND CONSTITUTION
On Monday the committee who appointed by the council of ministers to asses and monitor rape cases has held a meeting in the ministry of justice religious affairs and constitution. The meeting was attended by all ministry members and international organizations. The minister of justice who is chairperson of the committee opened the meeting […]
MINISTRY OF JUSTICE RELIGIOUS AFFAIRES AND CONSTITUTION HELD JUSTICE COORDINATION MEETING
Ministry of justice religious affairs and rehabilitation has held meeting with justice stakeholders for the third time in an effort to enhance and strength justice sector. The meeting was attended by: The Ministry Of Justice Religious Affairs And Constitution, High Court, military court, Attorney General Office, international and local organizations like; UNFPA, PSU LEGAL […]
GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO SHAYBAARKII UGU HORREEYAY EE LAGU BAARAYO DANBIYADA KA HIRGALISAY GAROOWE
Kulan maanta ay ku qabatay magaalada Garowe Wasaarada Cadaalada , Arrimaha Diinta iyo Dhaqan_celinta Puntland ayaa lagu soo bandhigay qorshe ku saabsan habraaca sheybaar fududeyn doona in lagu baaro arrimahala xiriira kufsiga,hubka, dilalka, Isqab qabsiga dadka isku haysta isirka iyo dhamaan danbiyada. Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan Celinta Puntland Dr Maxamed […]
Gollaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Cod aqlabiyad ah ku Meel-mariyay Xeerka Kufsiga.
Xubnaha Gollaha wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka kufsiga, kaasi oo gollaha ay u soo gubiyeen wasaaradda cadaalada iyo diinta ee Puntland. Kalfadhiga maanta oo ay soo xaadireen in kabadan 40 mudane oo ka mid ah 66 xildhibaan ee golluhu uu ka kooban yahay , ayaa ka hor intii aysan […]
WASAARADA CADAALADA PUNTLAND OO SOO GABAGABAYSAY AFUR SIINTA KUN QOYS OO KU NOOL GAROWE
Wasarada cadaalada arimaha diinta iyo dhaqan celinta dowlada puntland ayaa garowe ku soo gaba gabaysay afursiinta kun qoys waxayna 70,kii qoys ee ugu dambeeyay manta gudaha wasarada ku gudoonsiisay deeq isugu jirta Bur.Baris,Sonkor,Caleen,Timir iyo Saliid kuwaas oo ay wasaradu ugu talagashay inay ku afuraan inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee rabadaan. Daddka looqaybiyay deeqda raashinka […]
MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LOOGU MAGAC DARAY CIIDSIINTA AGOOMAHA
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 28-Jun-2016 xarunta Agoomaha Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasab loogu magac daray Ciidsiinta Agoomaha, taas oo loogu talo galay in Agoomaha looga farxiyo iyadoo la guddoonsiinayo agabkii ay ku ciidi lahaayeen. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasaaradda Caddaaladda dawladda Puntland oo door […]
MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LAGU SOO XIRAYEY TARTANKA QURAANKA KARIIMKA AH.
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Munaasab si weyn loosoo agaasimey oo lagu maamusayey xiritaanka Tartanta Qur’aanka Kariimka ah, tartankaas oo u dhexeeyey degmooyinka Puntland. Sidoo kale Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socda labada gole ee dawladda, guddiga garsoorka […]
On going projects
Ongoing Projects: No. Project Name Agency Implementing organization 1. Rule of Law- Justice & Correction Project UNDP Ministry of Justice 2. Alternative Dispute Resolution (ADR) Project UNDP Ministry of Justice 3. Mobile Court Project UNDP Joint project b/w MoJ and High Judiciary Council 4. Female Genital Mutilation (FGM) Project UNICEF Ministry of Justice 5. Child […]
Hay’adda Tadamun iyo Wasaradda Cadaalada oo Tababar ku saabsan ilaalinta Xaquuqda carruurta Garowe ku qabtay (Sawirro)
Garowe(pp) Tababar ku saabsan sida ugu wanaagan ee loo ilaalin karo xaquuqda carruurta ayay maanta Hay’adda Tadamun oo kaashanaysa Wasaradda Cadaaladda Puntland ku qabatay magalada Garowe, tababarkaasi oo ay kasoo qayb galleen in ka badan 50-qof oo iskugu jira culimo, aqoon yahan iyo ardayda Jaamacadaha. Maxamed Cabdiqaadir oo ka socday Hay’adda TADAMUN ayaa sheegay ahmiyada […]
Garoowe oo lagu qabtay shir looga hadlay ladagaalanka Musuq-maasuqa iyo hirgelinta maamul wanaaga
Garowe(pp)-Shirweyne balaaran oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda astaynta iyo Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa maanta ka dhacay Xafiiska ay Hay’addu ku leedahay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Dawladda Puntland, kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay inta badan agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa banaan ee Dawlada Puntland. Waxaana ugu horayn ayadaha quraanka Kariimka iyo […]
Wasaradda Cadaalada Puntland oo gaari ku wareejisay Maxkamadda Degmada EYl (Sawirro)
Wasaradda Cadaalada iyo Diinta Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gaari loogu talo galay inuu u shaqeeyo maxkamadda degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ku wareejisay mamulkaasi, waxana gaarigan wasaradda soo gaarsiisay Hay’adda DDG. Munaasibadda gaarigan ay wasaradda Cadaalada ku wareejinaysay Maxkamadda Eyl ayaa lagu qabtay xarunta wasaradda, waxana kasoo qayb galay masuuliyiin ka socda dowladda, […]
Madaxweynaha Puntland oo afur iyo casho u sameeyey Ardaydii Tartanka Quraanka Puntland (sawirro)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland. Kulankaasi afurka iyo cashasharafta ahaa ayaa Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqancelinta Dawladda Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac uu madaxweynaha Puntland u wakiishay in uu ardaydaasi kala qeyb-galo. Dhammaan […]
Tababar lagu xoojinayo Dimuqraadiyada iyo cadaalada oo ka furmay magaalada Qardho(Sawiro)
Magaalada Qardho waxaa lagu daahfuray Tababar socon doono mudo sanad ah,waana mid looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo Cadaalada waxaana loo qabtay 50 Qof oo kamid ah odayaasha, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale. Tababarkan ka furmay Hotel Gufure ee magaalada Qardho ayaaa waxaa daahfurkiisa ugu horeyn ka hadlay maamulka degmada Qardho oo aad u taageeray Barnaamijka looga hadlayo Dimuquraadiyada iyo cadaalada, […]
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb galay xafladdii xiritaanka tartanka Qur’aanka gobolada Puntland(Sawiro)
Xafladda Soo xiritaanka tartanka oo ka dhacay gudaha masaajidka Hudda ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb-galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Wasiirka Cadaaladda , Diinta iyo Dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Jaamac, Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad, Aqoonyahan iyo dadweyne kale. Kadib markii munaasabadii salaada jimce la tukaday ayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali […]
Wasiirka Cusub ee Cadaalada Puntland oo loo Dhaariyey Xilka wasaaradda
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, Diinta iyo dhaqan celinta Puntland Saalax Xabiib Xaaji Jaamac ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-6-2015 lagu dhaariyey xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Garsoore Aadan Cumar Maxamed oo katirsan Maxkamadda sare ee Puntland ayaa wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland mudane […]















