Garowe(pp)-Shirweyne balaaran oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda astaynta iyo Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa maanta ka dhacay Xafiiska ay Hay’addu ku leedahay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Dawladda Puntland, kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay inta badan agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Madaxa banaan ee Dawlada Puntland.
Waxaana ugu horayn ayadaha quraanka Kariimka iyo baraarujin la xiriirta halka ay Diin





