Related Articles
GAROOWE:- WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA AGAASIME CALI GARGAAR
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland,Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland waxay uga tacsiyaynayaan qoyska,qaraabada iyo asxaabta uu ifka uga tagey Agaasimihii waaxda maamulka Wasaaradda Cadaaladda Puntland Cali Gargaar oo maanta ku geeriyooday magaalada Garowe. Cali Gargaar ayaa ka shaqeynayay Wasaaradda 18 kii sano ee lasoo dhaafey wuxuuna ka mid […]
Madaxa UNDP oo kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland
Wefdi uu hoggaaminayo Madaxa ugu Sareeya Hay’adda UNDP Sayed Sahibzada ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland ee magaalada Garoowe. Mr Sayed Sahibzada Madaxa ugu Sareeya UNDP Puntland ayaa bogaadiyay Wasiirka Cusub ee wasaaradda Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamid Maxamed. […]



