Related Articles
WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO TABABAREYSA 40 QOF OO ISUGU JIRA LAAMAHA GARSOORKA
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa maanta tababar labo maalmood soconaya uga furtay magaalada Garowe qeybo ka tirsan laamaha booliska,danbi barista,maxkamadaha iyo qareenada. Tirada dadka ka qeybgalaya tababarkaan oo gaareysa 40 qof oo la bari doono habraaca lagu baaro danbiyadda kufsiga iyo xadgudubyada loo geysto haweenka. Wuxuuna daba joogaa tababarkani sheybaar loogu talagalay […]
Wasaradda Cadaalada Puntland oo gaari ku wareejisay Maxkamadda Degmada EYl (Sawirro)
Wasaradda Cadaalada iyo Diinta Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gaari loogu talo galay inuu u shaqeeyo maxkamadda degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ku wareejisay mamulkaasi, waxana gaarigan wasaradda soo gaarsiisay Hay’adda DDG. Munaasibadda gaarigan ay wasaradda Cadaalada ku wareejinaysay Maxkamadda Eyl ayaa lagu qabtay xarunta wasaradda, waxana kasoo qayb galay masuuliyiin ka socda dowladda, […]
AGAASIMAHA GUUD EE CUSUB EE WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY
Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cusmaan oo dhawaan madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu usoo magacaabay wasarradda ayaa maanta la wareegay xilka agaasimihii Guud ee hore Maxamed Cali Faarax. Sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda ayaa sagootiyay agaasimihii hore Maxamed Cali Faarax iyadoo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda uu […]




