Related Articles
GAROOWE:- SHIR LOOGA HADLAYEY XIRIIRKA BAHWADAAGTA CADAALADDA OO LAGU QABTAY GAROWE
Shir looga hadlayey Xiriirka wada shaqayneed ee bahwadaagta Cadaaladda ayaa maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda Cadaalada Puntland ee Garowe. Waxaa ka qayb galay Shirka Wasaaradaha Cadaaladda,Amniga,Qorshaynta,iyo Arimaha gudaha arimaha looga hadlayey ayaa ahaa sidii wada shaqayn uyeelan lahaayeen wasaaradahaasi. Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Cadaalada Puntland,Masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa isla gorfeeyey inay […]
Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo Kulan la yeelatay Qaybaha Kaladuwan ee Culimada Puntland
waxaa maanta hoolka shirarka ee wasaaradda cadaaladda puntland lagu qabtay kulan balaaran oo looga dan lahaa sidii wax la isaga waydiin lahaa u diyaar garowga bisha barakaysan ee ramadaanka ugu horayn waxaa shirka furay wasiirka wasaaradda cadaaladda puntland mudane cawil sheekh xaamud, wasiirka ayaa ku dheeraaday muhiimada ay bishaan leedahay sidoo kale waxa uu sheegay […]
MADAXWAYNE KUXIGEENKA OO KORMEER SHAQO KU YIMI WASAARADDA CADALADDA, DASTUURKA ARRIMAHA, DIINTA IYO DHAQANCELINTA, DOWLADDA PUNTLNAD
Garoowe: 22-May-2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta kormeer shaqo ku yimi xarunta dhexe ee Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta, iyo Dhaqancelinta, Dawladda Puntland, oo ay kusoo dhoweeyeen masuuliyiinta Wasaaradda, isagoo booqday xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta, Maxamed Abdiwahaab Axmed, ayaa Madaxwaynaha kusoo dhoweysay […]




