Related Articles
Guddiga Golaha Wasiirradu u xilsaaray arrimaha xiriirka la-leh kiisaska kufsiga oo kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Caddaaladda Puntland
Waxaa maalinimadii isniinta ahayd kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Cadaaladda xubnaha gudiga wasiirada ahaa ee loo xilsaaray la socoshada kiisaska kufsiga la xiriira, kulanka ayaa ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha xubnaha ka ah gudiga. Ugu horrayn waxaa kulanka furay Guddoomiyaha Guddiga ahna wasiirka Cadaaladda Puntland, waxa uuna kusoo dhaweeyay dhamaan […]
GAROOWE:- NOOTAAYOOYINKA DIIWAAN GASHAN OO TABABAR LOOGU QABTAY MAGAALADA GAROWE
Magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu qabtay aqoon is-waydaarsi la xiriira shaqada Nootaayooyinka ka diiwaan gashan dowladda Puntland, waxaana soo qaban qaabintiisa iska kaashaday wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Cadaaladda. Waxaa lagu baranayaa tababarkan qaabka wada shaqaynta ee ka dhaxaysa wasaaradda Maaliyadda iyo xarumaha Nootaayooyinka Puntland, barnaamijkan waxaa ka soo qayb galay mulkiilayaasha xarumahan […]
Wasiir Dawlaha Wasaarada Cadaalada puntland Ayaa Booqday Xabsiga Wayn Ee Magaalada Garowe
https://www.youtube.com/watch?v=Zu82Hnbrjl8




