Related Articles
xeer .Lr_12.-ee 27-09-2000 Sharciga Isgaarsiinta Dowlada Puntland
xeer .Lr_12.-ee 27-09-2000 Sharciga Isgaarsiinta Dowlada Puntland
Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Mudane Cawil shiikh Xaamud oo magacaabay Guddi loo xilsaray inay si xaqiiq ah xog uga soo uruuriyaan maxaabista
Wasiirka Wasaardda Cadaaladda Mudane Cawil shiikh Xaamud ayaa Maanta waxa uu magacaabay Guddi loo xilsaray inay si xaqiiq ah xog uga soo uruuriyaan maxaabista xabsiyada isaga jirta oo lagu ilaawayay. Gudigaas oo ka kooban Wasaarada Cadaalada, Maxkamadaha, Asluubta, UNSOM iyo UNODC Gudiga ayaa shaqadoodu waxa ay ahaandoontaa in ay daraasad dhamaystiran kasoo diyaariyaan si guud […]
WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO MAANTA QABATAY SHIRKA GARSOOR DHAQAMEEDKA PUNTLAND
Waxaa maanta furmay shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ay Wasarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ay soo qaban qaabisay. Shirkaa oo socon doona laba beri waxaa lagagawada hadli doonaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhammaan Garsoor Dhaqameedka iyo sidii looga soo saari lahaa Xeerar iyo Siyaasadii lagu hagi lahaa Garsoor Dhaqameedka. Shirka Garsoor Dhaqameedka oo […]



