Related Articles
xeer .Lr_.5.-ee 19-04-1999 ee warbaahinta
xeer .Lr_.5.-ee 19-04-1999 ee warbaahinta
xeer .Lr_.7.-ee 18-09-2003 xeerka Golayaasha Shacabka ee Deegaamada iyo Degmooyinka Dowlada Puntland
xeer .Lr_.7.-ee 18-09-2003 xeerka Golayaasha Shacabka ee Deegaamada iyo Degmooyinka Dowlada Puntland
Wasaaradda cadaaladda Puntland oo Garoowe ku qabatay Shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda
Posted on Author admin
Wasaaradda cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo dhaqan celinta Puntland ayaa waxa ay Maalinimadii Arbacada kuqabatay Magaalada Garoowe shirkii Sagaalad ee Bahda Cadaaladda. Shirka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax kasocitay Hay’adda UNDP, Maxkamada Ciidamada, Maxkamada sare, Xafiiska Xeer-ilaalinta, Ciidanka asluubta Maamulka wasaaradda Cadaaladda, sharci yaqaano iyo bahda Gargaarka Sharciga. Ujeedada shirka ayaa ahaa sidii […]