Related Articles
#Garowe: Wasiirka Wasaaradda Cadaalladda,Dastuurka,Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Mudane Mohamed Abdiwahab Ahmed ayaa kulan La qaatay Xubnaha Bahda Cadaalladda Puntland oo Tababar ugu soo dhammaaday Magaalada Garowe. Wasiirka ayaa Ku bogaadshay shaqada ay Dadkooda u hayaan sidoo kalana Faray In ay Cadaalladda iyo Dhex dhaxaadnimada dhowraan ayna Xoojiyaan wada shaqaynta Bahda Cadaalladda Puntland. Baahinta: […]
WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO MAANTA QABATAY SHIRKA GARSOOR DHAQAMEEDKA PUNTLAND
Waxaa maanta furmay shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ay Wasarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ay soo qaban qaabisay. Shirkaa oo socon doona laba beri waxaa lagagawada hadli doonaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhammaan Garsoor Dhaqameedka iyo sidii looga soo saari lahaa Xeerar iyo Siyaasadii lagu hagi lahaa Garsoor Dhaqameedka. Shirka Garsoor Dhaqameedka oo […]



