Related Articles
WASAARADA CADAALADA PUNTLAND OO SOO GABAGABAYSAY AFUR SIINTA KUN QOYS OO KU NOOL GAROWE
Wasarada cadaalada arimaha diinta iyo dhaqan celinta dowlada puntland ayaa garowe ku soo gaba gabaysay afursiinta kun qoys waxayna 70,kii qoys ee ugu dambeeyay manta gudaha wasarada ku gudoonsiisay deeq isugu jirta Bur.Baris,Sonkor,Caleen,Timir iyo Saliid kuwaas oo ay wasaradu ugu talagashay inay ku afuraan inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee rabadaan. Daddka looqaybiyay deeqda raashinka […]
Protecting Human Rights Defenders
Protecting Human Rights Defenders
WASAARADDA CADAALADDA PUNTLAND OO MAANTA QABATAY SHIRKA GARSOOR DHAQAMEEDKA PUNTLAND
Waxaa maanta furmay shirka Garsoor Dhaqameedka Puntland oo ay Wasarada Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ay soo qaban qaabisay. Shirkaa oo socon doona laba beri waxaa lagagawada hadli doonaa sidii sare loogu qaadi lahaa dhammaan Garsoor Dhaqameedka iyo sidii looga soo saari lahaa Xeerar iyo Siyaasadii lagu hagi lahaa Garsoor Dhaqameedka. Shirka Garsoor Dhaqameedka oo […]



